Ahlu Sunna oo War xasaasi ah goordhaw kasoo saartay magaalada Garawe (Akhriso)

War saxaafadeed kasoo baxday kooxda awoodooda la wiiqay ee Ahlu sunna hadana ku sugan magaalada Garawe ayaa looga hadlay dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada Dhuusomareeb ee meesha looga saaray awoodii iyo jiritaankii kooxdaasi. Ahlu Sunna ayaa sheegtay in ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre amar ku bixiyay in koontaroolo la dhigo xarunta Inji ay degnaayeen … Continue reading Ahlu Sunna oo War xasaasi ah goordhaw kasoo saartay magaalada Garawe (Akhriso)